Description
Hillaac waa urur siyaasadeed u tartamaya in uu noqdo mid ka mid ah saddexda xisbi qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland. Ururkan oo ay ku bahoobeen qaybaha bulshada ee kala duwan, wuxu hiigsanayaa in nolol iyo dhiig cusub uu galiyo siyaasadda Somaliland.
Reviews (0)
(Overall 0 Out of 5)
No Review Found